Somali National Association of the Deaf (SONAD)
English Somali

Welcome to Somali National Association of the Deaf, SONAD!

This is the only registered and recognized National Association of the Deaf people in Somalia. It is registered with the Transitional Federal Government of the Somali Republic. Here you can find limited information about SONAD.

But you will find information about our Board, our mission, vision, contacts and objectives. (The rest will follow as our site is under construction.)

Somali National Association of the Deaf (SONAD) was established on 23rd April 2007 by 11 regional associations of the Deaf people in Mogadishu, Somalia, after assessing the sad conditions of the Deaf in Somalia. Read more

 


Midowga Dhagoolayaasha Soomaaliyeed

Midawga Dhagoolada Soomaliyeed waa dallad ay ku midoobaan dhamaan dhagoolada Soomaaliyeed unkida Midawga Dhagoolada Soomaliyeed waxaa iska kaashaday aqoonyahanno dhagoolayaal ah oo ku sugan gudaha dalka kadib markii ay darseen xaalada aqoon daro kalsooni daro iyo go'doon ee haysato dhagoolada Soomaaliyeed midawgaan waxaa la aasaasay 1/8/2006-da.

Midawga Dhagoollada Soomaaliyeed waxa uu leeyahay qorsho dhow iyo mid fog qorshaha dhaw waxaa ka mid ah sidii waxbarasho loogu heli lahaa da,yarta iyo da,waynta dhagoolada soomaaliyeed qorshaha fog ee la hiigsanayo waa in dhagooluhu ka baxo.
Sii Aqri

Midowga dhagoolyaasha soomaaliyeed oo furay dugsi cusub....... Sii Aqri

OVERVIEW
Imagine being feeling despaired and isolated with in your family and community. Imagine not being able to talk to your mother .... Read more

BAAQA DHAGOOLAYAASHA

Midowga Dhagoolayaasha Soomaaliyeed waxaa uu soo bandhigaayaa sababaha keenay aasaaska urur noocaan ah. akhri

STRUCTURE OF SONAD
SONAD is divided into two: The executive committee and the general committee. The executive committee is ....Read more

UJEEDDOOYINKA MIDOWGA

Ujeeddooyinka ugu waaweyn ee Midowga Dhagoolayaasha Soomaaliyeed waxaa ka mid ah....akhri


www.wfdeaf.org

World Federation of the Deaf

Ururka Dhagoolayasha Soomaaliyeed (Somali National Association of the Deaf )


Copyright © SONAD 2007
Designed & Hosted by
Afro Technology Services